Saddex Jaamacadood oo shir Caafimaad ku soo gebagebeeyey Muqdisho (Sawirro)

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday shirka caafimadka kalkii 6aad( 6th Conference on Medicine and Health Science CMHS) ee ay wada qabtaaan jaamacaddaha ( Jamhuriya University of Science and , SIMAD University IYO ZAMZAM University of Science and Technology): Shirku sannadkan wuxuu diiradda saarayay Caqabadaha Caafimaadka Dhimirka iyo Isticmaalka maandooriyaha. Furitaankii shirka waxaa Kelmado soo … Continue reading Saddex Jaamacadood oo shir Caafimaad ku soo gebagebeeyey Muqdisho (Sawirro)